Dab caawa qabsaday qeybo ka mid ah Suuqa ganacsiga degmada Wanle-weyn (Sawirro+Video)

Dab ayaa la soo sheegayaa inuu caawa ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa degmada Wanla-weyn ee gobolka Sh/hoose sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmadaas. Dabka ayaa saameeyey goobo ganacsi oo ku yaalla Suuqa, waxaana jira khasaare Maaliyadeed oo ka dhashay dabkaas. Gaadiidka dab demiska ayaysan laheyn degmada Wanle-weyn iyo degaanada ku dhow … Continue reading Dab caawa qabsaday qeybo ka mid ah Suuqa ganacsiga degmada Wanle-weyn (Sawirro+Video)